Wednesday, April 25, 2018

Layvin Kurzawa oo ku biiri doona Midkood Naadiyada Manchester United, Tottenham...

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa isku diyaarinaysa u dhaqaaqista daafaca bidix ee Kooxda PSG Layvin Kurzawa. Kooxaha kasoo jeeda Magaalada London ee Tottenham...

Warbixin: Marouane Fellaini oo lala xariirinooyo kooxaha Paris Saint-Germain, Juventus iyo,,,,,,

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Marouane Fellaini ayaa la rumeysan yahay inuu diirada u saaran yahay lix kooxood oo aan hubin mustaqbalkiisa Old...

Wargaysyada iyo Waxyaabihii ay maanta qoreen’

Arsene Wenger ayaa ogaa afar isbuuc ka hor inuu ka tagayo Arsenal, kaddib markii loo cadeeyay 68-sano jirkaan in dhamaadka xilli ciyaareedkaan laga cayrin...

Kulamada ugu xiisaha badan ee galabta iyo Caawa laga Ciyaari doono...

Kulamo kala duwan ayaa galabta iyo Caawa laga kala Ciyaari doonaa horyaalada ugu xiisaha badan qaarada Yurub, xilli horyaalada qaar goor horaba lagu kala...

Robert Lewandowski: ‘Ma doonayo inaan u dhaqaaqo Real Madrid’

Robert Lewandowski ayaa qashinka ku daray wararka sheegaya inuu isaga tagayo Bayern Munich xagaaga.   29 jirkaan ayaa xilli ciyaareed kale ku riyaaqay Bavaria, isagoo dhaliyay...

Paris Saint-Germain oo xariir la sameysay wakiilka Pogba ee Mino Raiola...

Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay qirtay inay xiiseynayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba.   Bisha Janaayo, Pogba ayaa lala xiriirinayay inuu...

Wargaysyada iyo wax yaabihii ay qoreen’ Wenger, Martial, Sarri

Tababaraha Kooxda Spurs Mauricio Pochettino ayaa xiiseynaya daafaca dambeedka bidix ee Kooxda Paris St-Germain Layvin Kurzawa oo 25-sano jir ah, lakiin waxaa laga yaabaa...

WARARKA UGU WAA WEYN SUUQA KALA IIBSIGA EE MAANTA TAAGAN:

Xidiga kooxda Man United Paul Pogba ayaa aad loola xiriirinaya in uu u dhaqaaqayo naadiga reer france eeĀ  Paris Saint-Germain sida wakiilkiisa uu sheegay,...

Marco Verratti oo ku sigtay u dhaqaaqista Kooxda Barcelona, ka hor...

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Marco Verratti ayaa sheegay in uu qaatay go'aankii ugu saxnaa ee xaga noloshiisa, kaas oo ku aadan joogitaanka...

Kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo lagu wargeliyay in ay heli karaan...

Wararka laga helaayo Dalka Faransiiska ayaa sheegaya in Kooxda Boqortoyada AS Monaco ay ka fiirsan doonto iibka kalyantigeeda dhexe ee Thomas Lemar. Kooxaha Arsenal iyo...

LATEST NEWS

MUST READ