Qoysku xitaa waa ka qeyb Dagaalka Kubada Cagta, Nin iyo Naagtiisa oo isku qabtay ……..

Habeenkii xalay ayey aheyd markii loo caleemo saaray kooxda Man City ku guulesiga horyaalka wadanka Egland kadib guuldaradii soo gaartay kooxda ay xifaaltaman ee Man United.

kabtanka kooxda vincent kompany ayaa ciyaarta ku dawanaye guriga qoyska xaaskiisa oo iyaga badi tagere u ahaa nadiga wilkooda ay xifaltaman ee United waliba xaskisa ayaa aheyd tagere ka soo horjeeda ninkeda qoyska dadka mid ahna ay ku labisnayeen maliyada Red Deviles.

walow ay ninkeeda ku cidleen u dabal daga guushiisa hadana waxaa meesha ka muqatay in ay sugeysay in ay guul gaarto kooxda ay tageraha u tahay halka Seygeeda Kompany uu sugaye in nadigiisa uu dabal dagto horyaalka madama ay United oo ku soo xigtay gool lagu laha.

hadaba daawo muqalada iyo sawirada laga soo qaaday ciyarta intii ay wada daawanayeen qoyska xifaltanka uu dhexmaray xalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here