Kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo lagu wargeliyay in ay heli karaan saxiixa Lemar

Monaco's French midfielder Thomas Lemar gestures during the French League Cup final football match between Monaco (ASM) and Paris Saint-Germain (PSG) at The Matmut Atlantique Stadium in Bordeaux, southwestern France on March 31, 2018. / AFP PHOTO / Nicolas TUCATNICOLAS TUCAT/AFP/Getty Images

Wararka laga helaayo Dalka Faransiiska ayaa sheegaya in Kooxda Boqortoyada AS Monaco ay ka fiirsan doonto iibka kalyantigeeda dhexe ee Thomas Lemar.

Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa lala xiriirinayaa adeega 22-sano jirka reer Faransa ee Lemar, kaas oo dhamaadka xagaagan isaga tagi doona Kooxda Ligue 1.

Sida ay ku waramayso Jariirada The Telefoot’ Cayaariyahan Thomas Lemar ayaa ku sigtay u dhaqaaqista Horyaalka English Premier League, intii uu furnaas uuqii jiilaalka, hase ahaatee Kooxaha Gunners iyo Reds ayaa hada u muuqda kuwa ku dagaalami doona saxiixiisa.

Si kastaba ha ahaatee’ Madaxwaynaha Kooxda Monaco Dmitry Rybolovlev ayaa kulan la qaadan doona Madaxda Kooxaha Arsenal iyo Liverpool, si looga iibiyo Cayaariyahan Lemar, ka hor bilowga ololaha danbe.

 

Soccer Football - Premier League - Brighton & Hove Albion vs Arsenal - The American Express Community Stadium, Brighton, Britain - March 4, 2018 Arsenal manager Arsene Wenger Action Images via Reuters/Tony O'Brien EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.Jurgen Klopp reveals his man of the match after Liverpool beat Bournemouth

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here