Cristiano Ronaldo Oo Ka Shaleyay Iney Kala Tagan Saxiibatiisii hore ee..+SAWIRO

Xidiga lagu magacbo Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa in Saaxiibadiisa uu shaaca uga qaaday inuu weli jecel yahay Saaxiibtiisii hore ee Irina Shayk.

Ronaldo iyo Irina ayaa kulmay 2010-kii balse gabadha Moodelka sameysa ayaa xiriirkooda soo afjartay saddex sano ka hor.

“Jaceyl aan la shaacin ayuu weli u hayaa iyada,” mid ka mid ah saaxiibada Ronaldo ayaa sidaa yiri.

Image result for irina shayk and cristiano ronaldo

“Wuu ka shallaayaa sida ay ku kala tageen welina wuxuu xiiseeyaa nolosheeda.

Cristiano Ronaldo has told pals he still loves ex Irina Shayk, pictured in 2013

33-jirka reer Portugal ayaa aaminsan in kala tagista isaga iyo Irina ay sabab u tahay inay dooneysay caruur.

Ronaldo waxaa markaa u joogay Cristiano Jnr, caruur kalena maanka kuma heyn oo wuxuu diirada saarayay kubbada cagta uun.

Saaxibka ka sheekeenayay in Ronaldo uu weli Jaceyl u hayo Gacalisadiisii hore ayaa intaa ku daray.

Image result for irina shayk and cristiano ronaldo

“Ronaldo marna ma moodeyn in Irina ay dhab ahaan ka tagi doonto.”.

Waxay Iminka Gabar u dhashay Aktarka Caanka ka ah Hollywood ka ee Bradley Cooper.

Ronaldo Saaxiibkii ayaa sheekada ku soo xiray:

“Wuu ka maseersan yahay Xiriirkooda.”.

 Irina is now dating actor Bradley Cooper and the couple welcomed daughter Lea de Seine last March

Cristiano Ronaldo ayaa waxay iminka wada socdaan gabadha lagu magacaabo Georgina Rodriguez taa oo ay wada haasaawayeen tan iyo Bishii November 2016.

Bishii la soo dhaafay ee November ayay Georgina u dhashay Ronaldo gabar loo bixiyay  Alana Martina.

 Cristiano Ronaldo has told pals he still loves ex Irina Shayk, pictured in 2013

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here