Waxaa lasoo saaray Safafka Kooxaha Manchester United iyo West Bromwich Albion, xilli United ay rabto in horyaalka uu sii ahaado mid furan, kaddib guushii xalay ee City, taas oo hadii laga badiyo United u dabaal degi doonta.
Naadiga West Bromwich Albion ayaa u safartay guriga Kooxda Manchester United, xilli ay u muuqato mid gebi ahaanba ka quusatay in ay kasii mid ahaato Kooxaha xagaaga danbe sii joogi doona Horyaalka.
WEST BROM: Foster; Nyom, Dawson, Hegazi, Gibbs; Phillips, Livermore, Brunt, McClean; Rodriguez, Rondon
Subs: Myhill, Gabr, Yacob, Krychowiak, Field, Burke, Sturridg
MAN UNITED: De Gea; Valencia, Smalling, Lindelof, Young; Matic, Herrera, Pogba; Mata, Sanchez, Lukaku
Subs: Pereira, Jones, Rojo, McTominay, Lingard, Rashford, Martial
Looks like it could be 4-3-3 for #MUFC today! Here's our starting line-up. 🔴 pic.twitter.com/UBhcHF08ji
— Manchester United (@ManUtd) April 15, 2018
📷 Lining up at the Theatre of Dreams…#MUNWBA #COYB #WBA pic.twitter.com/sskPPNgwnG
— West Bromwich Albion (@WBA) April 15, 2018