BARCELONA oo uweecaneysa pogba hadii ay ku fashilanto Antoine Griezmann

BARCELONA ayaa lagu soo waramayaa in ay uweecan xidga lagu magacaabo paul pogba hadii ay ku fashilmaan saxiixa Antoine Griezmann.

Kooxda reee Catalan ayaa ku jirta sanad cajiib ah iyaga oona usharaxan ku guuleysiga La Liga, Copa del Rey iyo Champions League .

Balse wali kama aysan caajisan sidii ay ku noqon lahayeen kooxda ugu quwada badan Europe’ iyaga oona baadi goob ugu jira xidgaha ugu tayada badan caalamka.

Griezmann ayaa ah mid kamid xidigaha ugu horeeya oo ay kooxda Barcelona dooneyso in ay keento garoonka Nou Camp waana xidig lagu qiimeeyo £88m oo udhiganta (€100m)

Siwalba wararkii ugu dambeyey ee laga heleyo gudaha spain pogba oo ah xidga ugu qaalisan kooxda manchester ayey xiriir lasameen doonana hadii ay ku fashilmaan xidiga katirsan kooxda Atletico Madrid .

Khilaafka pogba iyo mourinho ayaa fududeenka in xidgii hore ee kooxda Juventus uu ka dhaqaaqo kooxda manchester united.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here