isku aadka tartanka uefa champions leagu oo lasameeyey

Waxaa la sameyey isku aadka  sideed dhamaadka tartanka champions league oo ay ka soo baxeen kulamo aad u adag .

Waxaa markale kulmi doona kooxihii soo tiigsaday finalka tartankan sanadkii hore  ee Real madriid iyo Juventus .

Sidookale waxaa isku aaday kooxaha premier league ka socda ee Manchester city iyo liverpool .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here