Goobta uu ka dhici doono waqtiga la ciyaari doono iyo wax walba oo aad ugu baahantahay isku aadka wareega quarter-final

Waxaa maanta la qabanayaa isku aadka wareega quarter-final ee tartanka UEFA Champions League waxaana lagu qaban doonaa maanta oo jimca ah magaalada .

Dhamaan kooxaha sideeda ah ayaa dhameestirmay kuwaas oo dagaal ugali doona sidii ay ku gaari lahaayeen magaalada Kyiv.

Barcelona (ESP)
Bayern M√ľnchen (GER)
Juventus (ITA)
Liverpool (ENG)
Manchester City (ENG)
Real Madrid (ESP, holders)
Roma (ITA)
Sevilla (ESP)

Dhamaan kooxaha ayaa isku aadi doono mana jiri doono sharci diidaya in kooxo isku dal ay iska hor imaadaan heerkan oo kale.

Marka la sameeyo isku aadka kulamada ugu horeeya waxaa la ciyaari doonaa

Is araga koowaad waxaa la ciyaari 3 iyo 4 bisha April, halka kulamada lugta labaad laciyaari doono 10 iyo 11 isla bisha April ugu dambeen wareega semi finalka ayaa la sameen doonaa 13-bisha April.

Maxaa sii xigi doono .
Quarter-finals: 3/4 & 10/11 April
Semi-final draw: 13 April
Semi-finals: 24/25 April & 1/2 May
Final: Saturday 26 May, NSC Olimpiyskyi stadium, Kyiv.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here