Maxey kuwada hadleen Antonia conte iyo messi.

Conte ayaa la weydiyey hadaladii dhex maray isaga iyo xidiga kooxda Barcelo messi gadib dhamaadka ciyaarta.

Conte o ka soo muuqday saxaafada kulanka gadib ayaa ka jawaabey hadaladi ay wadaageen xidga rer Argentin waxa uuna yiri:

‘marka aad heysato fursad ween oo aad kul hadli karto messi waa wax saxan inaad ku dhahadaa waxaq tahay midka ugubwanaagsan kubada cagta .

‘waxaad la hadleysaa xidig sandkiiba dhalinaya 60 gool ma ahan hal xili ciyareed .

Conte oo sii hadlayey ayaa (BT Sport) usheegay . ‘ aad baan ugu faraxsanahay in fursad uhelay dhamaadka kulanka waana laacibka ugu wanaagsan kubada cagata waqyi xaadirkan .’

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here