Daawo :Rio Ferdinand oo u dabaal dagay goolkii boqolaad ee uu messi ka dhaliyo tartanka UCL.

Rio Ferdinand ayaa ka falciliyey goolkii 100-aad ee messi uu xalay ka dhaliyey kooxda Chelsea xili Barcelona ay 3-0  ay kaga adkaatay kooxda Bules .

Messi ayaaa door ween kulahaa kulankii xalay waxa uuna ka qeeb qaatay sedexdii gool ee xalay ka dhashay garoonka new cum.

Laacibka reer Argentina ayaa xalay dhaliyey goolkiisii 100-aad ee tartanka champions league waxa uuna ku soo dhawaanayaa Ronaldo oo hada tiro aan sidaas ubadneen ka sareeya messi .

Halyeyga kooxda manchester united ee Rio Ferdinand ayaa bartiisa inistagram ku soo baahiyey muqaal uu ugu dabaal dagayo goolkii 2-aad ee messi oo ka dhignaa goolkiisi boqolaad ee uu ka dhaliyo tartanka champions league .

 

I

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here