Mourinho muxuu ku yiri ciyaartoydiisa gadib guul daradii sevilla

Manchester United manager Jose Mourinho during the UEFA Champions League round of 16, second leg match at Old Trafford, Manchester. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Tuesday March 13, 2018. See PA story SOCCER Man Utd. Photo credit should read: Martin Rickett/PA Wire

Dabcan qof walba waa uu murugsanyahay , waxaan ciyaartoyda qolka labiska ugu sheegay in aan ku farxsanahay murugada xaqiiqdii waan faraxsanahay ,’ Mourinho ayaa sidaa usheegay MUTV.

Wissam Ben Yedder oo qaab badal ksu soo galay ciyaarta ayaa labo gool ka dhaliyey koxda Manchester taas oo keentay in dhamaan ciyaaryahanadii manchester garoonka ugu jiray in ay niyad jabaan .

Mourinho oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri ‘hada ma heysano waqti dheer oo aan ku murugno , waxaan leenahay ciyaar sabtida.

ciyaartoyda waxa ay ku soo laaban doonaan tawabarka waxaan muhiimada saari doonaa kulanka aan ka hor imaan doono Brighton .

Labada ciyaar ee sevilla iyo Brighton waa kulan hadaad badiso aad sii joogi doonto hadii kakalena aad bixi doonto hada ujeedkeena waa inaan guul gaarnaa kuka soo aadan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here