Ciyaaryahan caan ah oo geeriyooday

Laacibkii hore ee kooxaha Celtic iyo Manchester United Liam Miller oo geeriyooday isagoo jiro 36.

Miller, ayaa  21 kulan u saftay Republic of Ireland intii u dhaxeeysay 2004 ilaa iyo 2009, waxaana uu u dhintay cudurka kansarka .

Miller ayaa ku soo bilabay kubada cagta kooxda  Celtic sanadkii 2000 waxaana kadib uu u ciyaaray kooxaha United, Leeds, Sunderland, QPR iyo  Hibernian.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here