Antonio Conte oo ka hadlay isku daygii dhicisobay ee Edin Džeko

VELDEN, AUSTRIA - JULY 20: Head coach Antonio Conte of Chelsea looks on prior the friendly match between WAC RZ Pellets and Chelsea F.C. at Worthersee Stadion on July 20, 2016 in Velden, Austria. (Photo by Srdjan Stevanovic/Getty Images)

Hogaamiyaha Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa ka hadlay isku daygii fashilmay ee Cayaariyahan Edin Džeko, intii lagu guda jiray suuqii jilaalka ee xagaagan.

Kooxda difaacanaysa tartanka English Premier League ee Blues ayaa lacag dhan £18-million kula soo wareegtay Weeriryahankii hore ee Kooxda Arsenal Olivier Giroud, balse hadafkoodu uu ahaa helida Cayaariyahan Džeko.

ka hor kulanka 5-ta Febrayo ee Kooxaha Chelsea iyo Watford, Hogaamiye Conte ayaa aaminsan in Kooxdiisa aysan xooga saarin la wareegista Cayaariyahan Džeko.

Edin Džeko waa Cayaariyahan dhamaystiran, oo wax walba Kooxdeena kusoo kordhin karay hadii aan heli lahayn.

”Ma xuma isku daygii saraakiisha xaga suuqa, waxay Kooxdu lasoo wareegtay Cayaariyahan Giroud, inkasta oo la ii sheegay in uu dhaawacan yahay, balse kasoo muuqday tababarkiisii ugu horeeyay ee Kooxda Blues.

”Roma waxaan u gaarnay lacag fiican, sida muuqatay Džeko wuxuu rabay in uu kusoo laabto England,”ayuu hadalkiisa kusoo koobay Conte.

Antonio Conte gets to grips with new boy Olivier Giroud at Chelsea training on Friday The Frenchman may be handed his debut on Monday with the ongoing injury to Alvaro Morata Image result for Edin Džeko

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here