Da’uud Tubaal OO Ganax Garka Loo Suray

Waxaa sedax kulan la ganaxay Ciyaaryahanka Kooxda kubada cagta Ee Dakada Da’uud Cabdulaahi Tubaal wareegta ka soo baxaday xariirka Somaliyeed ee kubada cagta .

Ciyaaryahanka ayaa waxa uu feer ula kac uu ku shuftay ciyaaryahan ka tirsan kooxda Gadiidka kulankii ku dhamaday bareejada 1-1 .

Tubaal ayaa dhawaan ugu soo biiray kooxda Dakada naadiga Jeenyo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here