Real Madrid oo dhibaato kale madax la gashay markii ay dhaawacyo soo gaareyn xidigah kala ah……

LAS PALMAS, SPAIN - MARCH 13: Sergio Ramos (2ndL) of Real Madrid CF celebrates scoring their opening goal with teammate Francisco Roman Alarcon alias Isco (R) during the La Liga match between UD Las Palmas and Real Madrid CF at Estadio de Gran Canaria on March 13, 2016 in Las Palmas, Spain. (Photo by Gonzalo Arroyo Moreno/Getty Images)

Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in kabtanka Sergio Ramos iyo Isco inay dhaawacyo soo gaareen taasoo ku sii hayn doonta inay si joogta ah uhesho.

Ramos ayaa la dhibtoonaya dhaawac kubka ah oo ka soo gaaray Leganes bartamihii Isbuuca, halka Isco uu dhibaato ka qabo muruqa bidix, isagoo ka saaray kulanka Sabtida ee Valencia.

Madrid ma aysan xaqiijinin war saxaafadeed maalintii shaley  ah inta uu xirmayo labada ciyaaryahan, laakiin kabtanka kooxda ayaan u badneyn inuu ciyaaro ugu yaraan hal asbuuc kale.

Tababaraha kooxda Real  Zinedine Zidane ayaa heysta seddexda ciyaaryahan ee ugu horeeya Gareth Bale, Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema si ay ugu yeeraan safarka Mestalla.

Los Blancos ayaa ku jirta kaalinta seddexaad ee Valencia ay leedahay shan dhibcood ka hor kulanka caawa ee isbuuca soo socda, iyadoo ciyaarta ay gacanta ku heyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here