safafka Arsenal vs Chelsea Ozil iyo Lacazette oo wajihi doona Hazard, Willian & Pedro

Garablaha Kooxda Chelsea Hazard ayaa kusoo bilowday dheesha adag ee u dhexaysa Kooxaha ku xifaaltama mgaalada London, kaas oo qaybka ka ah lugta labaad ee sama fiinalaha tartanka Caraboa Cup, xilli kulankii hore uu kusoo dhamaaday bar baro 0-0.

Arsenal XI: Ospina; Bellerin, Koscielny (c), Mustafi, Monreal, Elneny, Xhaka, Wilshere, Iwobi, Ozil, Lacazette.

Subs: Macey, Chambers, Kolasinac, Maitland-Niles, Ramsey, Nelson, Nketiah

Chelsea XI: Caballero; Azpilicueta (c), Christensen, Rudiger; Moses, Bakayoko, Kante, Alonso; Willian, Hazard, Pedro.

Subs: Eduardo, Cahill, David Luiz, Zappacosta, Drinkwater, Barkley, Batshuayi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here