Wa kuma ciyaaryahankii ugu qaali san Africa

Cedric Bakambu ayaa noqon doono ciyaarahanka ugu qaali san ee so maray qaarada africa kadib markii kooxda Beijing Guoan ay ogolaatay in ay burburiso hishiiska uu kula joogo kooxda Villarreal.

Weeraryahanka u dhashay dalka Dr Congo ayaa hishiiskiisa waxa lagu burburin doona40m euros (£35.3m) si uu ugu ciyaaro kooxda ka ciyaarta Chinese Super League .Bakambu, waxa uu noqon doonaa ciyaaryahankii ugu qaali sanaa ee soo mara qaarada madow ee Africa .

Bakambu ayaa horey u noqday laacibkii ugu horeeyay oo African ah oo ku guuleystay abaal marinta bisha ee horyaalka Spain ee Liga’s Player of the Month markii lix gool uu dhaliyay bishii October.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here